Xildhibaannada BJFS oo loo gudbiyay nuqulka kama dambeysta ee wax ka bedelka Dastuurka KMG ah
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kalfadhiga 4-aad kulankiisa 30-aad...